XUQUUQDA SHAQAALAHA

Waxaan ugu baaqeynaa shaqaalaha inay soo sheegaan Caqabadaha ama Dhibaatooyinka soo wajahay xiligan lagu jiro dagaalka ka dhanka ah cudurka Coronavirus (COVID19). Waxaan og nahay in shaqaale badan ay lumiyeen dakhligii horey usoo gali jiray maadaama ay shaqadii ka istaagtay ama laga racdeeyay sabab la xiriirta cudurka Coronavirus.

Fadlan bixi faahfaahin badan intii suurtagal ah oo ay ku jiraan dhibaatada kaa heysata shaqada, magaca hay’adda ama shirkadda aad u shaqeyneysay iyo goobta ay ku taal.

Ku xadgudbidda xuquuqda shaqaalaha waa mid aan loogu soo gaban karin cudurka safmarka ah ee Coronavirus.

Scroll to Top